MAHAD CELIN ...

THANKS....



MAHAD CELIN KU SOCOTA ASXAABTA AANU HALKAN KU WALALOW NAY .
DHAMAANTIIN WAXAN IDIN LEYAHAY WAAD MAHADSANTIHIIN WALALAYAAN .

waxan kalo idin sheegi rabay blogan waxan u sameyay si aan idinku soo gudbiyo dhiirigalinta ama talooyinka aan hayo si aad idinkuna wax uga barataan , way wacan tahahy inan rayo is waydaarsano hadii aydu haysaan wax ra'y ah commentska igu soo qor mahadsanid .

maanta mahadcelintiini ayan soo post gareyay insha allah wan sii wadi doona dhiirigalintii kolay dad bdn isoo wadiiyay maalmahan xagee ka dhacday insha allah wan idin soo gudbin donaaa qoraaladii aad iga barateen haddu alleh idmo ...

Post a Comment

5 Comments

  1. Mahdsanid adiguna sidoo kale. Inshall waxan kuu rajaynayaa inaad halkaa iyo meel kasarysaba aad ka gaadho. Hore u soco wllo sida wanagsane aad wax usoo gud binayso ❤🙏

    ReplyDelete
  2. Sakariye diiriye Legend wax badan ban ka faidnay halka kasii wad

    ReplyDelete
  3. WAD MAHADZANTIHIIN WALALAHAY ❤️🤴👸

    ReplyDelete
  4. SAKARIYE Diiriye LEGEND OF MANS🌟💫💥🌟💥🌟💥🌟🌟💥

    ReplyDelete
  5. Mansha allah hore isoca ku leeyahay wll

    ReplyDelete

Kuso dhawaw wll sakariyeblogpost waxan kuso gudbiya halkan akhbaarko kala duwan sida fitness, health and motivation marka si aad wax badan u ogayo fadlan boqo qoraladan hoose mahdsanid